Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay qaar ka mid ah ururada haweenka Soomaaliyeed

0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan la qaatay  haweenka Soomaaliyeed ee ku jira golayaasha kala duwan ee Dowladda iyo ururada u dhaqdhaqaaqa ka qeybgalka haweenka ee arrimaha siyaasadda.

Guddoomiyaha ayaa u balan qaaday haweenka Soomaaliyeed inuu  u halgami doono sidii ay xaqa ay leeyahiin uga heli lahaayeen, heerarka kala duwan isla markana uu ka shaqaynayo sidii doorashooyinka dhawaan dhacaya ay uga heli lahayeen qoondo ku fillan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here