Maamulada qaar oo soo dhammeystiray xubnaha guddiyada doorashooyinka

0

Maamul goboleedyada Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed ayaa soo badelay xubnahii eedeynta laga soo gudbiyay lagu helay ee ku jiray guddiyada lagu murunsanaa ee doorashooyinka dalka.

Hirshabeele ayaa soo badeshay afar xubnood oo laga soo gudbiyay eedeymo ah ineysan ka mid noqon karin guddiyada doorashada.

Sidoo kale Koofur Galbeed ayaa dhankeeda soo badeshay laba xubnood oo iyagana lagu heley eedeymahii loo jeediyay ee ahaa ineysan guddiyada ka mid ahaan karin.

Halkan Hoos ka akhriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here