Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo soo gaaray magaalada Muqdisho + Sawirro

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya Mudane; Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.

Socdaalka Madaxweynaha ayaa ah ka qeybgalka shirka Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane; Maxamed Xuseen Rooble uu ku casuumay madaxda golaha wadatashiga Qaranka ee la isaga wareysanayo howlihii ka qabsoomay arrimaha doorashooyinka tan iyo heshiiskii 27-kii May iyo dardar gelinta shaqooyinka harsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here