Mareykanka oo ballan-qaad horleh u sameeyey dowladda Soomaaliya

0

Dowladda Maraykan oo soo dhawaysay go’aankii Madaxwaynaha JFS iyo talaabadii ay  Golaha shacabka ku aqbaleen in dib loogu laabto heshiiskii 17 September.

War saxaafadeedka ayaa lagu yiri “Waxaanu soo dhaweynaa go’aankii Madaxweyne Farmaajo ee dib ugu laabashada heshiiskii 17 September, waxaan soodhaweynayaa in PM Rooble uu qaato hoggaaminta doorashada iyo amaanka doorashada”

Sidoo kale warsaxaafadeedka ayaa lagu yiri “Majirto shuruudo dambe oo cidna laga aqbali doono, waa in doorasho la aaddo Dawladda Maraykanku waxay sida ugu dhakhsaha badan gacan uga gaysanaysaa taageerada doorashada”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here