Marxalado noocee ah ayey soo martay Shabelle oo 19 jirsatay ?

0

MOGADISHUShabakadda Waraahinta Shabeelle ayaa maanta u dabaaldageysa 19-sano guuradii ka soo wareegatay markii la aas aasay Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho.

2002 ayaa dhidibada loo taagay Shabelle oo ay soo wajaheen tan iyo xiligaas wixii ka dambeeyay marxalado murugo iyo faraxad xamabaarsanaa oo muddadii ay jirtay la kulmeen wariyeyaashii laf dhabarka u ahaa Shabelle.

Sidoo kale Shabelle ayaa horumar ballaaran sameysay, waxaana hadda ay ka kooban tahay saddex qeybood oo kala ah Tv, Radio, iyo sidoo kale Website.

Halkan hoose ka daawo warbixinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here