Sawirro: Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo lagu wareejiyay qalab muhiim ah

0

Saraakiil ka socotay Dowladda Sweden,gaar ahaan Safaaradda Sweden ee Neyroobi.ayaa Waaxda Maareynta iyo Kontoroolka Xuduudahaha ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ku wareejiyay qalabka loo adeegsado baarista dukumiintiyada .

Qalabkaan ayaa Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda  ka caawini doona baarista dukumeentiga safarka (Baasaboor iyo Fiisaha) iyo hubinta qofka ku safraaya lahaanshaha Dukumeentiga.

Qalabkaan,waxaa ku deeqay Dowladda Sweden oo gacan ka helaya Hey’adda Xuduudaha Midowga Yurub (Frontex   

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here