Shacabka Muqdisho oo boggaadiyey dadaallada ra’iisul wasaare Rooble

0

Tan iyo markii lagu wareejiyey awoodaha socod-siinta arimaha siyaasadda ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble waxaa isa soo tarayey dadka boggaadinaya dadaallada ay wado xukuumadda Soomaaliya.

Qaar kamid ah shacabka ku nool magaalada Muqdisho ayaa si weyn bogaadiyey dadaalada uu wado ra’iisul wasaare Rooble, kuwaas oo sheegay in xukuumadda ay ku guuleysan karto howlaha baaxada leh oo hor-yaalla.

Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyadoo maanta la filayo inuu magaalada Muqdisho ka furmo shirka arrimaha doorashooyinka ee u dhexeeya dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here