Shir dib u heshiisiin ah oo ka furmay magaalada Dhuusamareeb

0

Maasuuliyiin  ka tirsan Galmudug ayaa ka qayb galey daah-furka Mashruuca Daryeel, qaybtiisa dib u heshiisiinta Deegaanada Galmudug,Mashruucan ayaa  noqonaya mid fududeynaya isku keenida bulshada Galmudug.

Wasaaradda Arimaha Guddaha Galmudug ayaa  si rasmi ah uga daah furtay  magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Maamulka,asiir dowladaha.

Wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Waayeel) ayaa sheegay in mashruucan u unoqon doono  gogol dhiga is keenida bulshada deegaanada Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here