Wasiirka Haweenka Soomaaliya oo kulan la qaadatay danjiraha Shiinaha

0

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Aadanaha XFS Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa kulan la qaadatay danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya Qin Jian, ayagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal gaar ahaan isku xirka haweenka Soomaaliya iyo Shiinaha.

Kulanka waxaa goob joog ka ahaa agaasimaha guud ee wasaaradda   Isaaq Xaashi Jimcaale iyo qaar kamid ah Agaasime waaxeedyada wasaaradda haweenka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here