Koonfur Galbeed oo shaacisay inay qabaneyso doorashada shan kursi

0

BAYDHABO (SMN) – Guddiga doorashada Koonfur Galbeed ee SEIT ayaa shaaciyay doorashada illaa 5 Kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya.

Kuraasta la shaaciyey oo dhammaantood deegaan doorashadooda ay tahay Koonfur Galbeed ayaa kala ah:- Hop188, Hop185, Hop175, Hop159 iyo Hop177.

Tallaabadan ayaa qayb ka ah fulinta heshiiskii doorashooyinka ee ay dhowaan Golaha Wadatashiga Qaran ku gaareen magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Halkan hoose ka aqriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here