Aadan Madoobe oo guddoomiyey kulanka guddiga joogtada ah ee BFS + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kullanka Guddiga Joogta ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS oo lagu qabtay xarunta guddoonka iyo guddiyadda ee Villa Hargeeysa.

Kullanka guddiga waxaa goob joog ahaa Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar iyo Ku-xigeenka Labaad Mudane Cabdullahi Cumar Abshirow ayaa looga hadlay qorshe howleedka guddiga oo ay ugu horeeyaan qaabaynta iyo kala horumarinta hindise sharciyeedyada golaha iyo ajendeyaasha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here