Abaaraha daran ee ka jira Jubaland oo dilay 34 kun oo neef

0

KISMAAYO (SMN)  – Abaaraha ku dhuftay qeybo kamid ah deegaanada Jubaland ayaa galaaftay ilaa 34 kun oo neef, sida ay sheegeen masuuliyiinta Wasaarada Xannaanada Xoolaha Jubbaland.

Sidoo kale waxaa laga cabsi qabaa in ay abaartu saamayn ku yeelato. dadka.

Biyo la’aan sababtay oon iyo harraad ayaa sidoo kale laga soo sheegaya dhulka miyiga ah ee Jubaland.

Wasaarada Xannaanada Xoolaha ee Jubaland ayaa soo saartay warbixin la xiriirta baaxada abaaraha iyo saameenta ay ku yeesheen Xoolaha nool, waxayna ugu baaqday hay’adaha Samafalka inay gurmad gaarsiiyaan dadka ku dhibaateysan gobollada Jubaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here