Afhayeenka Madaxweynaha oo faah faahiyey xiisadda Villa Soomaaliya

0

MUQDISHO (SMN) – Cabdirashiid Maxamed Xaashi oo ah afhayeenka madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka warbixiyey xiisadda siyaasadeed ee Villa Soomaaliya.

Afhayeenka oo wareysi siiyey Shabelle ayaa beeniyey eedeymaha loo jeediyey madaxweynaha ee ah inuu ciidamo geeyey xafiiska ra’iisul wasaaraha.

Sidoo kale Cabdirashiid ayaa shaaca ka qaaday in Rooble uu dib u dhigay doorashada, madaxweynuhuna uu ka diiday, sida uu hadalka u dhigay.

“Doorashada in uu dib u dhigo ayuu rabay Ra’iisal Wasaaraha Madaxweynaha waa uu ka diiday midaas,” ayuu yiri Afhayeenka madaxweynaha.

Halkan hoose ka dhageyso wareysiga:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here