Ammaanka guud ee Beledweyne oo si weyn loo adkeeyey + sababta

0

BELEDWEYNE (SMN) – Ammaanka guud ee magaaladda Beledweyne ayaa maanta aad loo adkeeyey, waxaanna saacadaha soo socda magaaladdaas ku wajahan La taliyaha Amniga Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.

Ciidamo dheeraad ah ayaa lagu arkayaa waddooyinka waa weyn ee magaaladaas, iyaga oo wada howl-gallo roondo ah.

La Taliyaha Amniga Qaranka ayaa lagu wadaa inuu maanta qaato shahaadada musharaxnimo ee kursigga HOP086, kaas oo beri doorashadiisa la qaban doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here