Guddiga xallinta Khilaafaadka oo ka horyimid habraacii shalay lasoo saaray

0

MUQDISHO (SMN) -Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada 2020-2021, ayaa soo saaray warsaxaafadeed ku saabsan doorashadda golaha shacabka ee Kuraasta Goboladda Waqooyi.

Guddiga ayaa ka horyimid qodob ku jira habraaca, kaas oo ku aadan sida loo xallinayo tabashooyinka ka imaan kara doorashadaasi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here