Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir oo amaro culus soo saaray

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa amaro ka soo saaray Dhulalka gaarka loo leeyahay iyo kuwa Danta Guud.

Guddoomiyaha gobolka Banaadur ayaa si ku meel gaar ah u hakiyey dhammaan arrimaha la xariira Dhulalka.

Sidoo kale wuxuu faray Agaasimeyaasha shaqada ku leh Waaxahaas in illaa iyo amar danbe aan howllo la xariira dhul la qaban karin. Marka laga reebo Fasaxa Dhismaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here