Aqriso: Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo magacaabis sameeyey

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa la taliyaha xafiiska guddoomiyaha golaha shacabka ee Arrimaha maamul wanaaga iyo tayeynta Baarlamaanka u magacaabay Xasan Abshir Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here