Aqriso: Jubbaland oo soo saartay digniin ku socota dadka la macaamila Al-Shabaab

0

Shir ay isugu yimaadeen Golaha Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland oo shir gudoominayey Madaxweynaha maamulkaasi Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa looga hadlay u diyaar garowga doorashooyinka.

Dowlad Gobaleedka Jubaland Oo digniin adag kasoo saartay la Macaamilka Al Shabaab, Digniinta ayaa sigaar ah u quseysa odayaasha dhaqanka oo la faray in aysan wax wadashaqeyn ah la yeelan karin Al-Shabaab xilli loo diyaargaroobayo Doorashooyinka Dalka.

Sidoo kale Shirka ayaa waxaa lagu go’aamiyey in la joogteeyo shirarka amni ee maalinlaha ah oo ay yeeshaan Hay’addaha Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here