Aqriso: Madaxweynaha HirShabelle oo xilka qaadis iyo magacaabis sameeyey

0

JOWHAR (SMN) – Madaxweynaha  Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday wasiir ku xigeenkii wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha  maamulkaas Mudane Axmed Saney Maxamed , kadib wareegto uu soo saaray.

Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa xilkan u magacaabay Mudane Cabdullaahi Daahir Calasow, sida ku cad wareegtada ka soo baxday xafiiskiisa.

Halkan hoose ka aqriso:- 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here