Madaxweynaha HirShabelle oo magacaabis sameeyey

0

JOWHAR (SMN) – Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa lataliyaha Arimaha Dib u heshiisiinta iyo Xalinta khilaafaadka u Magacaabay Mudane Cabdi Xuseen Geedi.

Mudane Cabdi Xuseen Geedi waxa uu  hore xilal kala duwan uga soo qabtay dowladdii kacaanka ee burburtay.

Sidoo kale waxa usoo noqday Gudgoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Baarlamaankii 1aad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle.

Halkan hoose ka aqriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here