Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo magacaabis cusub sameeyey

0

KISMAAYO (SMN) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa magacaabis sameeyey, kadib wareegtooyin uu soo saaray.

Axmed Madoobe ayaa ugu horrey nXasan Cabdi Guure u magacaabay guddoomiyaha gobolka Jubbada Hoose, halka ku xigeenkiisa uu u magacaabay Muuse Maxamed Sheekh.

Sidoo kale Madaxweynaha Jubbaland ayaa dikreetada labaad ku magacaabay sarakiil cusub oo la wareegeysa hoggaaminta taliska ciidamada booliska ah ee ka howlgala maamulkaasi.

Sidoo kale Sarreeye Guuto Cabdullaahi Cabdi Yuusuf ayaa isna loo magacaabay taliyaha booliska Jubbaland, halka ku xigeenkiisa loo magacaabay G/Sare Xuseen Cali Xaashi.

Halkan hoose ka aqriso:-

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here