Aqriso: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo digniin culus soo saaray

0
Ra'iisaul wasaaraha Soomaaliya Mohamed Hussein Rooble

MOGADISHU (SMN) – Raโ€™iisul Wasaaraha XFS waxa uu ka digayaa isku day kasta oo lagu marin habaabinayo Kiiska Ikraan Tahliil.

Sidoo kale Raโ€™iisul Wasaaruhu wax uu farayaa Taliyayaasha Ciidamada Qalabka Sida in ay ka fogaadaan talaabo kasta oo wax u dhimi karta sumcadda ciidamada, dhaawicina karta kalsooni shacabka Soomaaliyeed .

Halkan hoose ka aqriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here