Aqriso: Wararkii ugu dambeeyey ee natiijada doorashada Somaliland

0

Waxaa weli deegaanada Somaliland ka socota tirinta codadka doorashooyinka golaha wakiilada iyo kuwa deegaanka, waxaa degmooyinka haatan soo baxaya natiijooyinkooddu ka mid ah degmada Baki ee Awdal.

Degmadan waxaa lagu tartamayey sagaal kursi ee golaha deegaanka, waxaana looggu kala guuleystay sidan soo socota:

1 – Xisbiga Wadani – 5

2 – Xisbiga Ucid – 1

3 – Xisbiga Kulmiye – 3

Sidoo kale, waxaa soo baxdey natiijada doorashada ee degmada Ceerigaabo ee golaha deegaanka.

1-Xisbiga Wadani – 6

2-Xisbiga Ucid – 2

3-Xisbiga Kulmiye – 5

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here