Sawirro: ATMIS oo ciidamo Boolis ah u tababareyso Koonfur Galbeed Somalia

0

BAYDHABO (SMN) – Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa qaabilay madaxa hoggaanka Tababarida Ciidanka ATMIS ee Soomaaliya

Kulanka oo ay ka qeybgaleen Taliyaha Ciidanka Booliska Qeybta Gobolka Baay iyo Taliyaha Saldhiga Degmada Baydhabo ayaa waxaa Diirada lagu Saaray Tababarida Ciidanka Booliska Koonfur Galbeed iyo sidii ay ATMIS gacan ballaaran uga geysan laheyd tababarkaasi.

Sidoo kale waxaa kulankan lagu soo qaaday arrimo ay ka mid yihiin xoojinta amniga magaalooyinka waa weyn maamulkaasi.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here