Axmed Madoobe oo la shiray wakiilka gaarka ah QM ee Soomaaliya

0

MUQDISHO (SMN) – Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa kulan la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan.

Kulanka ayaa lagaga hadlay arimaha doorashooyinka iyo sidii Qaramada Midoobay ay u tageeri lahayd dadaalada socda.

Axmed Madoobe ayaa Muqdisho u yimid ka qeybgalka shirka Golaha Wada-tashiga Qaran ee uu iclaamiyey Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here