Axmed Madoobe oo magacaabay golaha wasiirada maamulka Jubbaland

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Magaacabay xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirada maamulkaasi.

Axmed Madoobe ayaa wakhti badan ay ku qaadatay soo xulista Golihiisa Wasiirada Tani iyo intii dib loo soo doortay.

Halkaan hoose ka aqriso:-

No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here