Sawirro: Sidee Axmed Madoobe loogu soo dhaweeyey Garoowe?

0

GAROOWE (SMN) – Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta booqasho maalmo qaadan doonta ku tagay Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland.

Waxaa Madaxweynaha si diiran usoo dhaweeyay masuuliyiinta Puntland iyo dadweyne kala duwan.

Axmed Madoone ayaa kulamo looga hadlayo arrimaha doorashooyinka la qaaday doono dhiggiisa Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here