Axmed Madoobe oo soo magacaabay guddiga doorashada ee heer federaal

0

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya u soo gudbiyay magacaabista Xubaha Jubbaland uga mid noqonaya Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal, Heer Dowlad-Goboleed iyo Xallinta Khilaafaadka.

Lifaaqa ka akhriso Magacyada Guddiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here