Axmed Madoobe oo soo saaray liis musharaxiin ah + magacyada

0

KISMAAYO (SMN) – Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa magacaabay musharaxiinta afarta kursi ee ka dhiman aqalka sare ee deegaan doorashadoodu tahay Jubaland.

Afarta Kursi oo ay ku tartamayaan 8 musharax ayaa afar ka mid ah ay yihiin Haween, iyadoo Madaxweynaha Jubbaland u qoondeeyay labo kursi haween kaliya inay ku tartamayaan oo ka mid ah qoondada Haweenka

Tani ayaa  ka mid aheyd cadaadiska Beesha Caalamka ku saarayaan in afarta kursi ee harsanaa inay labo Haween ku soo baxaan.

Halkan hoose ka aqriso:- 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here