Boris Johnson oo iska casilay xilka ra’iisul wasaaraha dalka Ingiriiska

0

LONDON (SMN) – Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska, ayaa shaaciyey inuu ka dagay xilka ra’iisal wasaarenimo. Boris Johnson ayaa waxaa maalmihii ugu dambeeyey cadaadis uu uga imaanayey xubnaha xisbigiisa ee Conservative-ka.

Sidoo kale wuxuu u mahad-celiyey dadweynaha Ingiriiska, maadaama ay ku aaminneen jago aad heerkeedu u sarreeyo.

Isagoo hadalka sii wata markii uu ku dhawaaqayey is casilaadda, Johnson, ayaa ku nuux nuux sadey inuu sii heyn doono jagada ra’iisal wasaaraha, inta mid kale laga dooranayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here