Cabdi Xaashi oo la kulmay hoggaanka Baarlamaanada Maamul goboleedyada

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehlinayeen Guddoomiye ku xigeenka 1-aad iyo 2-aad ee Aqalka Sare ayaa xarunta Aqalka Sare kulan kula yeeshay Guddoonnada Golayaasha Sharci dejinta ee Maamul goboleedyada dalka.

Masuuliyiinta ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka Aqalka Sare iyo Golayaasha Sharci dejinta Maamul-goboleedyada iyo ka wada shaqaynta adkaynta nidaamka Federaalaynta Dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here