Cali Guudlaawe oo booqasho ugu tegay Madaxweynaha Cusub + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa booqasho hambalyo iyo salaan ugu tagay Mdaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xasan Sheekh Maxamud.

Cali Guudlaawe ayaa u rajeeyay in Alle ku guuleeyo Masuuliyada Qaran ee loo doortay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here