WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Xamza oo magacaabay Golaha Hanaanka Casriyeynta iyo Isbedelka Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Golaha Hannaanka Casriyeynta iyo Isbeddelka Soomaaliya, kaas oo looga...

Madaale oo dhagax dhigay dhismaha Laami laga hirgelinayo Dharkenley

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha wadda Laami ah oo isku xira Dabakaaya...

Golaha wasiirada oo mushaarkooda ku taageeray ciidamada Xoogga dalka

MUQDISHO (SMN) - Kulanka shirka golaha wasiirrada ee XJFS ayaa mushaarkooda waxay ku taageeray dagaalka lagu ciribtirayo Al shabaab ee ka socda qabyo ka...

General Sheegow Axmed oo maanta lagu maxkamadeynayo magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda ciidanka Qalabka sida ayaa lagu wadaa maanta in ay dhageysato kiiska General Sheegow Axmed Cali oo ah sarkaal ciidan oo...

Sawirro: Sheekh Aadan Madoobe oo kulamo ka wada magaalada Washington

WASHINGTON (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta magaalada Washington kula kulmay Guddiga Arrimaha...

DF oo shaacisay inay korortay tirada dhimashada hooyada iyo dhalaanka

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka wasaaradda caafimaadka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay arrimo ku aadan xaaladda adag...

Sawirro: Gudddoomiye Yabooh oo xalay kormeer ku tegay Degmada Yaaqshiid

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) iyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Feysal...

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Madaxwaynaha Midowga Yurub

BRUSSELS (SMN) - Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Brussels kula kulmay Madaxwaynaha Golaha Midowga Yurub Mudane Charles...

Cali Guudlaawe oo guddoomiyay shir ay yeesheen golaha wasiirada HirShabelle

JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Mudane Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa shir gudoomiyay Kulanka Golaha...

Wasiir Jaamac oo kulan la yeeshay saraakiisha Taliska Qeybta 60-aad

XUDUR (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan Dar daaran ah la qaatay Saraakiisha Taliska Qeybta...

WARAR KALE

BF oo loo gudbiyay nuqulka kama dambeysta ee wax ka bedelka Dastuurka

MUQDISHO (SMN) - Kulanka wada-jirka ah ee labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa goor-dhow ka furmay xarunta Villa Hargeysa,kaas oo maanta ah...

Morocco oo loogu baaqey inay badbaadiso 6 qof oo Puntland dil ku xukuntay

MUQDISHO (SMN) - Hay'addo NGO-yo ah oo ka jira dalka Marooko ayaa ugu baaqay dowladooda inay soo faragaliso oo ay ka hortagto xukun dil ah...

NGOs call on Morocco to save 6 men sentenced to death in Somalia

MOGADISHU, Somalia - Non-governmental organizations in Morocco have called on their government to intervene and prevent the sentencing of six Moroccans to death in...