WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweynaha Puntland oo ku soo wajahan magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Jimce ah ku wajahan magaalada Muqdisho. Siciid Deni, wuxu Muqdisho kaga...

Xubnaha gudiga doorashooyinka ee Puntland oo doortay gudoon cusub

Kulan maanta ka dhacay Hotel Piece 1 ee magaalada Muqdisho oo ay isu yimaadeen xubnaha Guddiga maamulaya doorashada maamulka Puntland kaas oo...

Rooble oo guddi u saaray dil loo geystay askari ka tirsanaa ciidanka Qaranka

Gudi Wasiiro iyo Saraakiil Amni isugu jiray oo uu Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble u magacaabay baarista dil qarsoodi ah oo si...

Axmed Madoobe oo qaabilay wafdi ka scoda hay’adda WHO + Sawirro

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Madaxa Hay’ada Caafimaadka aduunka ee WHO u qaabilsan Soomaaliya Dr Mamunur...

Dib u dhac ku yimid shirka golaha wada-tashiga qaranka + sababta

Dib u dhac ayaa lagu soo warramayaa inuu ku yimid shirka golaha wada-tashiga qaranka ee la filayey inuu maanta ka furmo magaalada Muqdisho ee...

Maxaa ka jira in Kenya Airways ay billaabeyso duulimaadyo Hargeysa ah?

Shirkadda diyaaradaha Kenya Airways ayaa sheegtay in weli uu hakad ku jiro qorshe ay ku billaabeyso duulimaadyo isaga kala goosha magaalooyinka Nairobi...

Shacabka Somaliland oo saaka u dareeray goobaha cod-bixinta doorashooyinka

Shacabka ku dhaqan deegaanada Somaliland ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta, si ay u soo doortaan xildhibaannada golaha wakiillada iyo kuwa deegaanka...

Somalia launches cross-border trade portal

Somalia has set up a trade information portal to facilitate cross-border trade and provide businesses with a transparent environment. The portal, launched on Wednesday, is...

Wafdi ka socda DF Soomaaliya oo u ambabaxay gobolka Hiiraan

Waxaa goordhaw Magaalada Muqdisho ka ambabaxay wafdi ay hoggamineyso Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Khadiija Maxamed Diiriye, kuwaas oo ku wajahan magaalada Buulo-Burde...

WARAR KALE

Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay guddoomiyaha Hay’adda SoDMA + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Xafiiskiisa kula kulmay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...

DF Soomaaliya oo war kasoo saartay dagaal beeleedyada ka jira K/Galbeed

MUQDISHO (SMN) - Madaxda Wasaaradda arrimaha gudaha XFS ayaa ku baaqday in la joojiyo dagaal beeleedyo ka socda deegaanno hoostaga maamulka Koofur Galbeed.   Wasiiru dowlaha...

Somalia: Galmudug state claims Victory in war Against Al-Shabaab

DHUSAMAREB, Somalia - In a recent announcement, Galmudug's Minister of Information, Abshir Abdi Shikow, revealed that the Al-Shabaab group is now severely depleted within...