Sawirro: Guddiga Somaliland oo soo gabagabeeyey doorashada BF Somalia

MUQDISHO (SMN) - Guddiga hirgalinta doorashada labada gole ee gobollada Woqooyi {Somaliland} ayaaa maanta soo gebagabeeyay doorashada xildhibaanada Golaha Ghacabka, waxaana uu noqonayaa guddigii...

Guddoonka Aqalka Sare oo kulan xasaasi ah yeeshay + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoonka Aqalka Sare BFS oo maanta kulan ku yeesheen xafiiska Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS. Ajandaha kulanku wuxuu ahaa:- 1- Warbixin guud ee...

HirShabelle oo soo saartay dalab la xiriira kursiga Fahad Yaasiin

JOWHAR (SMN) - Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa guddiga doorashada ee heer Federaal ee FEIT ka dalbaday in si shuruud la'aan ah loo fasaxo kursiga...

AMISOM oo ka hadashay goobta lagu fulin doono xukunka askartooda

MUQDISHO (SMN) -Howlgalka AMISOM ayaa ka hadlay xukunada kala duwan ee isugu jiray toogasho iyo xarig kaas oo dhawaan lagu riday askartooda. AMISOM waxay sheegtay...

Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xoogan oo galabta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada...

Mucaaradka K/ Galbeed oo war cusub kasoo saaray doorashada maamulkaasi

BAYDHABO (SMN) - Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa faah-faahin bixiyay qorshaha mucaatadka Koonfur...

USAID oo ka walaacsan inuu xilligan yaraado roobka Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Sarkaal sare oo u hadlay hay’adda Maraykanka u qaabilsan mucaawimada dibedda ee USAID ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin in markii...

Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo la kulmay Safiirka Denmark

KISMAAYO (SMN) -Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa kulan la qaatay Safiirka Denmark ee Soomaaliya iyo Kenya Danjire Ole Thonke. Kulanka ayaa Lagaga...

WARAR KALE

Kenyan Chief of Defence Forces Francis Ogolla is dead

NAIROBI, Kenya - The Chief of Defence Forces Francis Ogolla is dead. Ogolla died after a chopper he was travelling in alongside other officials...

Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen oo kulamo ka wada magaalada Nairobi

NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Safar Shaqa ku jooga Magaalada Narobia ee Dalka kenya ayaa kulan la...

Ciidamada badda Soomaaliya & kuwa caalamiga ah oo dhoolatus sameeyay

MUQDISHO (SMN) - Ciidanka Ilaalada Xeebaha Booliiska iyo Hawlgalka Ciidamada Badda Midowga Yurub ee Soomaaliya loona yaqaano (ATALANTA) ayaa fuliyay layli mideysan ay ku...