Bargaan oo xalay tartanka Shabelle uga adkaatay degmada Tiyeeglow

MUQDISHO (SMN) – Deegaanka Bargaan iyo degmada Tiyiglow oo ka kala tirsan gobollada Galgaduudiyo Bakool ayaa xalay ku baratamay tartan aqooneedka faca weyn ee...

Madaale oo la kulmay Gudiga Amniga iyo Arimaha Gudaha BFS + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan kula qaatay xarunta Villa Hargeysa, Guddiga Amniga...

Weerar khasaare geystay oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa weerar barqanimadii maanta ka dhacay agagaarka isgoyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, kaas oo geystay...

Ciidamada dowladda oo howlgal ku dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab

XUDUR (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ay ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya...

Puntland oo shaacisay inay waqti siineyso dadaallada socda

BOOSAASO (SMN) - Madaxtooyada dowlad goboleedka Puntland ayaa markale war kassoo saartay dagaallada ka socda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Puntland ayaa ku eedeysay...

Madaxweyne Xasan oo saxiixay sharciga burinta heshiiskii Addis Ababa + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee burinta is-afgaradka dowladda Itoobiya iyo Maamulka Soomaaliland,...

Somali president freezes new trade, security pacts until after polls

Somali President Mohamed Farmajo has issued a directive barring all government officials and public institutions from entering into new economic, political and security agreements...

Jubbaland oo faah faahin ka bixisay howl-gallo laga sameeyey Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Ciidamada Jubbaland, gaar ahaan kuwa hay'adda nabad sugidda ee maamulkaasi ayaa saacadihii la soo dhaafay howl-gallo ka sameeyey gudaha Kismaayo. Howl-gallada oo...

Somali premier suspends intelligence chief; president objects

Somalia's prime minister on Monday suspended the intelligence chief, a move the president called unconstitutional. The dispute over Fahad Yasin, the director of Somalia's National...

WARAR KALE

Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay guddoomiyaha Hay’adda SoDMA + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Xafiiskiisa kula kulmay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...

DF Soomaaliya oo war kasoo saartay dagaal beeleedyada ka jira K/Galbeed

MUQDISHO (SMN) - Madaxda Wasaaradda arrimaha gudaha XFS ayaa ku baaqday in la joojiyo dagaal beeleedyo ka socda deegaanno hoostaga maamulka Koofur Galbeed.   Wasiiru dowlaha...

Somalia: Galmudug state claims Victory in war Against Al-Shabaab

DHUSAMAREB, Somalia - In a recent announcement, Galmudug's Minister of Information, Abshir Abdi Shikow, revealed that the Al-Shabaab group is now severely depleted within...