WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Weerar ku billowday qaraxyo oo lagu qaaday xero ku taalla Ruun-nirgood

RUUN-NIRGOOD (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar qaraxyo ku billowday oo ay maanta Al-Shabaab ku qaaday xero...

Duqa Muqdisho oo ka warbixiyay safarkii uu ku tegay dalka Sacuudiga

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo shir jaraaid ku qabtay xarunta Aqalka Dowladda Hoose...

Taliska ciidanka Danab oo ka hadlay dagaalka magaalada Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) - Taliska ciidanka sida gaarka ah u tabbabaran ee Danab, Axmed Cabdullaahi Beeryare, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay wararka sheegaya in Sarkaal...

Ciidanka SSC oo xayiray gaadiid u rarnaa dhanka maamulka Somaliland

BUUHOODLE (SMN) - Ku dhawaad 15 sacadood oo xiriir ah ayaa waxaa dhanka bari ee magaalada Buuhoodle ku xayiran illaa 46 gaadiid oo ah...

Wasiir Fiqi oo eedeyn culus u jeediyay Al Shabaab

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa shaac ka qaaday in ururka Al Shabaab ay caqabad ku yihiin in doorasho...

Mareykanka oo hal arrin ku amaanay dowladda federaalka Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Safiirka dawladda Maraykanka u fadhiya Soomaaliya ayaa bogaadiyay hanaan ay dawladda soomaaliya u maareysay kaydinta hubka.   Hadal uu ka jeediyay shir looga...

Degmada Waaberi oo xalay u gudubtay wareegga labaad ee tartanka Shabelle

MUQDISHO (SMN) - Waxaa xalay si rasmi ah u billowday tartan aqooneedka bisha Ramadaan ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle, kaas oo ay sanadkan ka qayb-galayaan...

Ciidamada Haramcad iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay duleedka Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada Booliska gaarka ah ee Haramcad ayaa xalay weerar ku qaaday fariisimo ay Al-Shabaab ku lahaayeen duleedka degmada Dayniile, gaar ahaan...

Midowga Afrika oo $90 milyan u raadinaya ciidamada ATMIS

MUQDISHO (SMN) - Midowga Afrika ayaa Arbacadii dalbaday lacag ku dhow 90 milyan oo doolarka Mareykanka ah oo loogu talagalay ciidamadooda nabad ilaalinta u...

Axmed Karaash oo war cusub ka soo saaray xaaladda magaalada Laascaanood

GAROOWE (SMN) - Axmed Cilmi Cismaan Karaash, madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Puntland oo jeediyay khudbad ku aadan bilashada bisha Ramadaan ayaa ka hadlay...

WARAR KALE

Xudur oo 12 dhibcood ugu gudubtay wareega 2-aad ee tartanka Shabelle

MUQDISHO (SMN) - Waxaa xalay tartan aqooneedka Shabelle ku baratamay degmooyinka Xudur iyo Dharkenley oo ka kala tirsan gobollada Bakool iyo Banaadir.   Labada degmo ayaa...

Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo la kulmay safiirka Shiinaha

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Abshir Jaamac Huruuse ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha China ee Soomaaliya...

Faahfaahino ka soo baxaya howlgal laga sameeyay degmada Dayniile

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa xalay howlgal qorsheysan ka sameeyay qaybo ka mid ah degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.   Wararka ayaa...