WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Farmaajo oo maamuus u sameeyey xulka ku guuleystay ciyaaraha Puntland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka munaasabad dhiirri-gelin iyo maamuus ah ugu sameeyey Xulka ku guulaystay Koobka Ciyaaraha Dowlad...

Fahad Yaasiin oo u jawaabay ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa Email toos ah u diray Xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra’iisul-wasaaraha, isagoona kaga hadlay sida uu doonayo...

PM meets with Ikran’s family at his office

The Prime Minister of Somalia, Mohamed Hussein Roble, today met with the family of Ikraan Tahliil Farah who was reportedly killed in an unknown...

Puntland forces carry out operations ahead of election

Puntland security forces have carried out operations in Jariban and Galdogob districts as the regional state is preparing for the election of the Lower...

MW Farmaajo oo ka horyimid shaqo joojintii lagu sameeyey Fahad Yaasiin

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo markii uu arkay warqadda sumaddeedu ay tahay XRW/314/9/2021 ee uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka...

Midowga musharixiinta oo taageeray go’aankii ra’iisul wasaare Rooble

Xubnaha midowga musharixiinta mucaaradka oo war qoraal ah soo saaray ayaa soo dhoweeyey tallaabada uu qaaday ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, isla-markaana uu shaqada uga joojiyey...

Dhalinyaradii afduubka loogu haystay magaalada Beledweyne oo la sii daayey

Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in la sii daayay sedex nin oo dhalinyaro ah oo maalmihii la soo...

EU and China send new ambassadors to Somalia

At a ceremony held at the Presidential Palace, Farmajo received credentials from the new EU and Chinese Ambassadors, Ms. Tiina Intelmann, and FEI Shengchao...

International community concerned over political dispute in Somalia

International partners are concerned that the controversy surrounding the disappearance of Ms. Ikran Tahlil Farah is creating political tensions that could impact the functioning...

Maxay ka wada-hadleen Rooble & taliyeyaasha ciidamada dowladda

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay taliyeyaasha Ciidammada Qalabka sida ee dalka oo uu kala hadlay xoojinta amniga...

WARAR KALE

Drought in Somalia claims more lives

At least six people have died in the past week due to an ongoing devastating drought in Somalia’s southwestern Gedo region, officials and community...

Sawirro: Madaxweynaha Ruusha oo warqadaha ka guddoomay safiirka Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha wadanka Ruushka Vladimir V. Putin ayaa warqadaha aqoonsiga danjire-nimo ka guddoomay safiirka Cusub ee ay Soomaaliya u magacowday dalkaasi Mudane...