Ciidamada dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed oo howl-gallo ka wada Baay

Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed ay howl-gallo ballaaraan ka wadaan...

Guddoomiyaha BFS oo la kulmay Jaaliyada Soomaaliyeed ee Netherland + Sawirro

HAGUE (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka BJFS,...

Sawirro: Ergeyga Madaxweynaha JFS u qaabilsan Abaaraha oo gaaray Doolow

MUQDISHO (SMN) - Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa safar shaqo...

DF Soomaaliya iyo AMISOM oo bayaan wadajir ah soo saaray + ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Bayaan ay si wadajir ah u soo saareen Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo AMISOM ayaa lagu qeexay Geeddi socodka howlaha...

Doorashada kuraas ka mid ah BF oo ka socota magaalada Dhuusamareeb

DHUUSAMAREEB (SMN) - Doorashada afar kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka ayaa haatan ka socota magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. Doorashada oo kursigii ugu...

DF Soomaaliya oo sheegtay inay howlgal ku dishay 40 ka tirsan Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay howlgal qorsheysan oo ka dhacay gobolka Shabeelaha Dhexe ay ku dishay illaa 40 xubnood oo...

WARAR KALE

Wasiir ku xigeenka caafimaadka oo qaabilay wafdi ka socda Talyaaniga

MUQDISHO (SMN) - Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federalka Somalia Xildhibaan Dr. Mohamed Hassan Mohamed Bulaale oo kulan la qaatay Safiirka Dowlada Taliyaaniga,...

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay dhiggiisa Shiinaha

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galaya Shirka Shiinaha iyo dalalka Carabta ayaa kulan miro-dhal ah...