WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Cali Guudlaawe oo baaq u diray beelaha ku dagaalamaya Hiiraan

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaanka kabxanlay ee waqooyiga Magaalada Baledweyne. Cali Guudlaawe...

Somali forces beef up security in Jowhar ahead of election

Security has been beefed up in Jowhar, the capital of the Hirshabelle state, where elections for the Upper House of the Federal Parliament are...

Puntland oo war kasoo saartay xiisada ka taagan Villa Soomaaliya

Puntland waxay ku boggaadinaysaa Ra'iisul Wasaaraha XFS doorkiisa hoggaamineed ee Dalka, gaar ahaan waajibaadka amniga Qaranka, hirgelinta doorashada iyo hogaaminta Golaha Wadatashiga Qaranka. Puntland waxay...

Cali Guudlaawe oo Jowhar ku qaabilay madaxdii ka tegtay Beledweyne

Madaxweynaha maamul goboleedka HirShabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan la qaatay Madaxweyne ku xigeenka maamulkaas iyo wafdi uu hogaaminayay oo maanta soo gaaray...

Madaxweynaha HirShabelle oo soo saaray liiska musharixiinta Aqalka Sare

Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle, Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta shaaciyey liiska xubnaha musharixiinta golaha aqalka sare ee Soomaaliya. Liiskan oo ah mid aad loo...

Somalia on edge as president, PM clash over intelligence chief

Somalia’s two most powerful leaders were locked in a deepening standoff on Wednesday after they named different men to head the politically unstable Horn...

Guddiga xallinta khilaafaadka oo doortay guddoomiye cusub

Xubnaha guddiga xallinta khillaafaadka doorashooyinka ee heer federaal ayaa maanta doortay guddoomiye cusub ka dib doorasho ka dhacday magaalada Muqdisho. Kulanka waxaa soo xaadiray 18-xubnood,...

Puntland VP hosts a top official from a foreign aid agency

The Vice President of Puntland, Ahmed Karaash, today received at his office a delegation led by the Representative of the Islamic Relief Organization in...

UN urges urgent support to scale up life-saving assistance in Somalia

The UN humanitarian agency on Thursday called for sustained funding to enable aid agencies to scale up life-saving assistance in Somalia. Adam Abdelmoula, Humanitarian Coordinator...

Shirkada Samsung oo xafiis toos ah ka furatay Somalia gaar ahaan Muqdisho .

Daahfurka Samsung soomaaliya waa waji cusub oo hormar leh oo uu kutilaabsanayo ganacsiga soomaaliya, maadaama samsung ay kamid tahay shirkadaha ugu waaweyn ee caalamka...

WARAR KALE

Sawirro: Maxaa kasoo baxay shirka Golaha Wasiirada Maamulka Puntland?

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Todobaadlaha ah...

Cabinet of Somalia gives a nod to an oil deal with Turkey

MOGADISHU, Somalia - On Wednesday, the Cabinet of Ministers in Somalia gave its approval to an agreement on oil and gas production.   The agreements were...

Xildhibaan xog cusub ka bixisay darawalkii Maxamed Farmaajo oo la waayay

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaan Faadumo oo kamid ah Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka hadashay maqnaashaha darawalka madaxweynihii hore ee dalka Mudane Maxamed Cabdullahi...