Madaxweyne Xasan oo saxiixay sharciga burinta heshiiskii Addis Ababa + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee burinta is-afgaradka dowladda Itoobiya iyo Maamulka Soomaaliland,...

Police detain three terror suspects in coastal Kenya

Police in Kenya's coastal city of Mombasa have detained three suspects on terrorism grounds. The three were arrested on Wednesday on suspicion of being members...

Dowladda Soomaaliya oo warqad xasaasi ah u dirtay Kenya + Ujeedka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay u soo bandhigeysaa bogaadinteeda Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Kenya, waxaana...

Aqriso: Magacyada lixda xildhibaan ee lagu doortay magaalada Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Lix xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu doortay magaalada Kismaayo, waxaana ku kala guulaystay murashaxiinta...

Aqriso: Maxay ka wada-hadleen Rooble iyo Cumar Cabdirashiid?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharma’arke, kaas oo...

Ciidamada ATMIS oo dad shacab ah ku xir-xiray gobolka Shabeelaha Hoose

AFGOOYE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta ciidamada ATIMIS ay howlgallo qorsheysan ka sameeyeen gobolkaasi.   Howlgallada ayaa waxaa...

SoDMA oo soo gabagabeysay tababar ku saabsan Sugnaanta Cuntada + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye ku xigenka Hay'adsa Maareynta Musiibooyinka XJFS Muddane Dr Ahmed Abdi Aadan ayaa soo xiray tababar ciwaankiisu yahay Tilmaamayaasha Sugnaanta Cuntadda...

Guddiga SEIT ee K/Galbeed oo shaaciyay Jadwalka kursi dib loo dooranayo

BAYDHABO (SMN) - Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa shaaciyey Jadwalka Doorashada kursiga HoP#154 oo dib loo dooranayo si loo...

Aqriso: Wararkii ugu dambeeyey shirka doorashooyinka ee ka socda Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay Shirka Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka oo galay maalintiisii labaad.

WARAR KALE

Sawirro: Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada-hadlay iskaashiga difaaca labada dal

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqadir Maxamed Nuur iyo Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya mudane FEI Shengchao ayaa...

Prices for private maritime security guards shoot up after resurgence of Somali pirates

MOGADISHU, Somalia - Prices for private maritime security guards onboard have shot up this year, a new analysis from sister title Splash Extra shows.   With...

Cali Guudlaawe oo war kasoo saaray geerida Xildhibaan Maxamuud Siyaad

JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa tacsi tiraanyo leh u diray qoyska iyo qaraabada uu ka baxay...