WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Weerar khasaare geystay oo xalay ka dhacay deegaanka Janaale

JANAALE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xalay weerar loo adeegsaday bambaanooyin uu ka dhacay bar-koontarool oo ay...

Guddiga doorashada oo ka hadlay dib u dhaca doorashooyinka

MUQDISHO (SMN) - Guddiga doorashooyinka ee heer federaal ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey sababaha keenay dib u dhaca ku yimid jadwalka doorashooyinka...

Madaxweynaha JF Somalia oo ka tacsiyeeyey geerida Dr Afrax

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee...

Saudi re-establishes diplomatic presence in Somalia

MOGADISHU - The Kingdom of Saudi Arabia has appointed Ahmed bin Mohamed Al-Muwallad as its new Ambassador to Somalia, for the first time in...

R/W Rooble oo warbixin ka dhageystay guddiyada gobollada Waqooyi

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa warbixin ka dhageystay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) iyo Gobollada Woqooyi (SEIT). Warbixinta ayaa...

Shir looga hadlayey ammaanka oo ka dhacay magaalada Beledweyne

Beledweyne (SMN) - Gudoomiyaha gobalka Hiiraan mudane Cali Jeyte Cismaan ayaa  maanta shir Gudomiyey shir looga hadlayay Amaanka  gobalka Hiiraan, gaar ahaan magalada Beladweyne...

Dowladda Sacuudiga oo safiir cusub u soo magacowday Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Boqortooyada Sacuudi carabiya ayaa Mudane Axmed bin Maxamed Al-Muwallad u soo magacowday safiirkeeda cusub ee u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Boqorka Sacuudiga...

WARAR KALE

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay shil baabuur oo ka dhacay Muqdisho + Video

MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil gaari oo maanta ka dhacay agagaarka xerada Afisyooni ee degmada Waabari, kaas oo sababay...

Somali Officials Unite in High-Level Security Meeting to Bolster Capital’s Safety

MOGADISHU, Somalia - In a significant move to enhance the security of the capital city, a high-level security meeting was recently convened in Mogadishu,...

Saraakiisha amniga Muqdisho oo shir deg deg ah isugu yimid + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir Gudoomiyay Shirka Amniga Caasimadda iyo kor u qaadida bilicda...