Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay dhameystirka waddo ku taalla Kaxda

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhameystirka dhismaha wadda Laami ah oo...

Faahfaahin ku saabsan duqeyn ka dhacday magaalada Ceelbuur

CEELBUUR (SMN) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay duqeyn culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacday magaalada Ceeblbuur ee gobolka Galgauud.   War kasoo...

Maxamuud Macallin oo qaabilay safiirka Soomalia ee Ururka Iskaashiga Islaamka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Soomalia u fadhiya Ururka Iskaashiga Islaamka...

Koonfur Galbeed oo shaacisay liiska doorashada kuraastii ugu dambeysay

BAYDHABO (SMN) - Guddiga SEIT ee Koonfur Galbeed ayaa maanta soo saaray liiska doorashada kuraastii ugu dambeysay ee ku hartay maamulkaasi, kuwaas oo ay...

Faahfaahino ka soo baxaya duqeyn ka dhacday gobolka Gedo + Khasaaaraha

GARBAHAAREY (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta diyaaradaha dagaalka Kenya ay duqeyn ka fuliyeen qaybo kamid ah gobolkaasi.   Duqeynta...

Ciidamada DF oo howlgal ku dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab + Sawirro

CEELDHEER (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay maanta howlgal culus ka fuliyeen deegaanka Cali...

Golaha wasiirada oo ansixiyay heshiisyo iyo sharci muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Danbiyada Kufsiga iyo anshax-xumada...

Isimada Puntland oo go’aan xasaasi ah kasoo saaray xiisadda Boosaaso

BOOSAASO (SMN) - Qaar ka mid ah Shan kamid ah Isimada Dhaqanka ee Puntland ayaa xalay go'aan ka kooban ka kooban lix qodob ka...

Duqa magaalada Muqdisho oo laami cusub ka dhax-dhigay Garasbaaley

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha waddo Laami ah oo laga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wakiilka cusub ee QM + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay...

WARAR KALE

Minister Ali Yusuf Ali Hosh Engages in High-Level Meetings with State Presidents

MOGADISHU, Somalia - The Federal Minister for Interior, Reconciliation, and Federalism of Somalia, Ali Yusuf Ali Hosh, met with the leaders of Hirshabelle, Southwest,...

Shir u dhexeeyo madaxda DF iyo kuwa M/Goboleedyada oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa maanta  caasimadda Muqdisho kulamo...

Hay’adda SoDMA oo digniin culus kasoo saartay xaalad kusoo wajahan dalka

MUQDISHO (SMN) - Digniin iyo Tala bixin ku aadan Fatahaaddo la filayo in ay dhacaan asbuuca (23 - 29 Apr)-2024.   ➤ Todobadda casho ee soo...