Axmed Madoobe oo ka hadlay isbedalka ka dhacay dalka iyo arrinta gobolka Gedo

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo dhaweeyay isbadalka Cusub ee dalka ka hirgalay isagoo xusay in mudo la sugayay...

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray magaalada Kismaayo + Ujeedka

KISMAAYO (SMN) - Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JFS Mudane Baashe Yuusuf Axmed iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta safar shaqo ugu baxay magaalada Kismaayo ee...

Daawo: Caruur walaalo ah oo si arxan darro ah loogu dilay duleedka Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Meydka labo caruur oo walaalo ah ayaa waxaa saaka laga helay duleedka Muqdisho, kuwaas oo xalay la waayey, kadib markii adeeg...

A Somali ride-share driver was shot and killed in US

Relatives and community members filed in and out of Gaari Abdi’s home to pay their respects to a suddenly widowed mother of...

Ciidamada NISA oo howl-gal qorsheysan ka fuliyey degmada Balcad

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gal ay ciidamada ammaanka saacadihii lasoo dhaafay ka sameeyeen degmada Balcad ee gobolka Sh/Dhexe. Howl-galka oo ahaa...

Marwada madaxweynaha oo la kulantay qaar ka mid ah haweenka Soomaaliyeed

Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallim oo kulan casho sharaf ah la qaadatay Guddoomiyeyaasha Ururrada Haweenka 17-ka degmo ee Gobolka...

Sanbaloolshe oo ku soo baxay doorasho ka dhacday magaalada Beledweyne

BELEDWEYNE (SMN) - Guddiga maamulka doorashada ee dowlad goboleedka HirShabelle ayaa maanta qabatay doorashada kursiga Hop#058 oo ay ku tartameen illaa todobo musharrax, kaas...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo si rasmi ah xilka ula wareegay

MUQDISHO (SMN) -Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah xilka uga wareejiyay kadib munaasabad lagu qabtay madaxtooyada Soomaaliya. Madaxweynaha cusub wuxuu...

WARAR KALE

R/W Xamza oo ka qayb-galay heshiis lagu mideynayo shirkadaha Korontada

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay Heshiis lagu mideynayo qaar kamid shirkadaha korontada...

Xukun adag oo maanta lagu riday Sarifle Jaajuus u ahaa Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Maxamed Cali Xersi Diirshe, ayaa loo soo xiray Kamid ahaanshiyaha Al-Shabaab, gaar ahaan qeybta Jaajuusnimada iyo inuu gacantiisa ku fuliyey Falal...

Madaxweynaha HirShabelle oo gaaray degmada Balcad + Sawirro

BALCAD (SMN) - Guddoomiyaha degmada Balcad mudane Qaasim Cali Nuur iyo shacabka degmada ayaa si diirran u soo dhaweeyay madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle mudane Cali...