Khaliif oo war kasoo saaray xaaladda maxaabiista ay ka qabteen Somaliland

LAASCAANOOD (SMN) - Guddoomiyihii hore ee Golaha Wakiilada Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo haatan ku sugan Laascaanood ayaa ka hadlay xaaladda magaaladaasi, gaar ahaan...

Wasiirka arrimaha dibadda Somalia oo wada-hadal la yeeshay dhiggiisa Norway

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa Arrimaha Dibadda...

Guddiyada soo xulaya ergada gobollada waqooyi oo diiwaangelin lagu bilaabay

MUQDISHO (SMN) - Guddiga maamulka Doorashada ee Kuraasta Labada Aqal ee Soomaalilaan ayaa diiwangeliyay guddiga soo xulista ergada kuraasta tirsigoodu yahay HOP#257 iyo HOP#260....

Sawirro: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo kulamo ka wada magaalada Geneva

GENEVA (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Geneva kula kulmay u qeybsanaha Midowga Yurub ee arrimaha bani’aadminimada Predrag Avramovic. Labada...

Shirka dib u eegista siyaasadda Qaran ee dhalinyarada oo la soo gabagabeeyay

Gunaanadka shirka Dib u eegista Siyaasada Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo maanta u aheyd maalintiisii labaad ayay ka qayb galeen hablo loo soo xulay...

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay wasiiro cusub iyo ku xigeeno

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 48 ee December 29, 2021 kuna magacaabid Wasiiro, Wasiiru...

Kenya oo ka digtay in Shabaab weerar ay ku taageerayso Xamaas ka fuliso dalkeeda

NAIROBI (SMN) - Dowladda Kenya ayaa ka digeysa khatarta ah in Al-Shabaab ay weeraro “midnimo” la galaan Xamaas, ka dib weerarkii dhiigga badan ku...

Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo u amba-baxay Garoowe

MUQDISHO (SMN) -Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada Maxamed Cawil Warsame ayaa saaka safar shaqo u aaday magaalada Garowe ee caasimadda dowlad...

WARAR KALE

Maraakiibta mara badda Soomaaliya oo sameystay Ciidamo ilaaliya

MUQDISHO (SMN) - Qiimaha ilaalada gaarka ah ee markabka maraya xeebaha dalka Soomaaliya ayaa kor u kacay sanadkan, kadib markii ay dib usoo rogaal-celiyeen...

Horn of Africa to experience heavy rains until June: IGAD weather service

NAIROBI, Kenya -- The larger part of the Horn of Africa region is expected to be wetter than usual between April and June, said...

Sawirro: Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada-hadlay iskaashiga difaaca labada dal

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqadir Maxamed Nuur iyo Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya mudane FEI Shengchao ayaa...