Maxay ka wada-hadleen R/W Rooble iyo safiirka Turkiga ee Soomaaliya?

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Turkiga ee dalka Soomaaliya Mahmet Yilmez.

Faah faahino kasoo baxaya weerar ka dhacay duleedka degmada Afgooye

AFGOOYE (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhasha weerar ay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ku qaadeen saldhig ciidamada dowladda Soomaaliya...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Baydhabo + Sawirro

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo kuso dhoweyey Wafdi uu Hogaaminayey Gudoomiyaha Gollaha Shacabka...

Somalia sets up national payments system as it rebuilds country

Somalia has set up a national payments system as part of plans to develop the financial industry in one of the world’s most fragile...

Taliska Booliska oo diray farriin la xiriirta ciyaarta Galmudug iyo HirShabelle

MUQDISHO (SMN) - Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa fariin nabadeed u diray labada koox ee Galmudug, Hirshabeelle iyo Taageerayaashooda, si ay u ilaaliyaan xasiloonida...

Ra’iisul wasaaraha UK oo ka hadlay dabkii ka kacay suuqa Hargeysa

LODON (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha UK, Boris Johnson, ayaa qoraal uu bartiisa twitter-ka soo dhigay ku sheegay inuu aad uga xunyahay dhibaatada ka dhalatay...

Taliska Booliska oo sheegay in la baarayo weerarka lagu qaaday xulka K/Galbeed

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, General Sulub Axmed Firin oo shir jaraa'id u qabtay Wariyeyaasha ayaa si kulul uga hadlay weerarkii xalay...

40 tahriibeyaal ah oo lagu la’yahay xeebaha dalka Talyaaniga

ROME (SMN) - In ka badan 40 qof ayaa la la’yahay kadib markii doon ay saarnaayeen ay ku degtay jasiiradda Lampedusa ee dalka Talyaaniga,...

Somaliland oo gacanta kusoo dhigtay askari aabihiis ku dilay gobolka Sanaag

CEERIGAABO (SMN) – Taliska ciidamada booliska Somaliland ayaa sheegay inay maanta gacanta ku dhigeen askari xalay aabihiis ku dilay magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag.   Eedeysanaha...

WARAR KALE

UN releases 3 million USD to combat expected flooding in Somalia

MOGADISHU, Somalia - The international donor-backed Somalia Humanitarian Fund (SHF), designed to address the country's most urgent needs, has allocated 3 million U.S. dollars...

Guddoomiye Madaale oo dhagax dhigay dhismaha waddo muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha waddada Laamiga Via Uganda...

DF oo mamnuucday shirarka lagu qabto dalka dibaddiisa + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada ayaa faray Hey’adaha Dowladda in aan...