WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Mahdi Guuleed iyo safiirka UK ee Soomaaliya?

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda ee UK ee Soomaaliya Mrs. Kate Foster...

The Somali government says no plans underway against Sadak John

Somalia's security minister Hassan Hundubey Jimale says the government has no intentions of taking action against former Banadir regional police commander Sadaq...

Qeybtii labaad ee Tallaalka Covid-19 oo lagu daah-furay Isbitaalka Martiini

Safiirka Shiinaha, Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka iyo Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka ayaa si toos ah Maanta u daahfuray, isla markaana...

Somalia’s president OKs mandate extension

Somalia’s president has defiantly signed into law an extension of his mandate and that of his government as the United States and...

Sawirro: Galmudug iyo Puntland oo heshiis ku kala saxiixday Gaalkacyo

Kulan looga arrinsanayay dardar-gelinta xoojinta amniga iyo la dagaallanka Al-Shabaab oo muddooyinkii u dambeeyay ay si weyn isaga kaashanayeen dowlad gobaleedyada Galmudug...

Hodan iyo Xamarjajab oo xalay ku baratamay tartan aqooneedka Shabelle

Degmooyinka Hodan iyo Xamarjajab oo ka wada tirsan gobolka Banaadir ayaa xalay ku loolamay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle,...

Bargaan oo xalay guul ka gaartay degmada Boondheere ee gobolka Banaadir

Tartan aqooneedka faca weyn ee Shabelle waxaa xalay ku loolamay deegaanka Bargaan oo ka tirsan gobolka Galgaduud iyo degmada Boondheere ee gobolkan...

Al-Shabaab oo goob fagaare ah ku toogtay lix qof + Sababta

Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegtay,in ay Axaddii shalay degmada Saakow ee Gobolka Jubada dhexe ku toogtay lix ruux oo ku eedaysnaa basaasnimo.

The Kenyan government has again issued an ultimatum to UNHCR

The Kenyan government has again issued an ultimatum to the United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR) to provide a plan and...

DF Soomaaliya oo shaacisay in dad loo soo qabtay dilka guddoomiyihii Xamarjajab

Taliska ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey dilkii xalay duleedka Muqdisho loogu geystay guddoomiyihii degmada Xamarjajab Marxuum Maxamed...

WARAR KALE

Somali Deputy Prime Minister Salah Jama Oversees Transition of Interior Ministry

MOGADISHU, Somalia - Deputy Prime Minister Salah Jama presided over a significant event in which the new Minister of Interior, Ali Yusuf Ali Hoosh,...

Wasiirka cusub ee arrimaha gudaha oo xilka la wareegay + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Salah Jama, ayaa xilalka uu kula wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha...

Somalia’s Finance Minister Engages in High-Level Talks in Washington

WASHINGTON - Somalia's Finance Minister Bihi Iman Cige is currently in Washington D.C. for the spring conference hosted by the International Monetary Fund (IMF)...