Ciidamada Booliska oo howl-gal ballaaran ka sameeyey degmada Kaaraan

0

MUQDISHO (SMN) – Ciidamada Booliska Soomaaliya, gaar ahaan kuwa qeybta bari ee  ayaa xalay howl-gal ballaaran ka sameeyey qeybo ka mid ah degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir.

Wararka ayaa sheegaya in howl-galladan lagu soo qabtay dhalinyaro ciyaal weero ah, isla-markaana dhibaato weyn ku hayey bulshada deegaanka.

Sidoo kale howl-galka ayaa intii uu socday waxaa isku dhacay ciidamada ammaanka iyo rag hubeysan oo la socday mooto Bajaaj mareysay qeybo ka mid ah xaafadda Jamhuuriyo ee degmadaas, waxaana la sheegay in israsaaseynta uu ku dhintay hal qof.

Halkan hoose ka daawo warbixinta:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here