Ciidamada dowladda oo howl-gallo miino baaris ah ka sameeyey deegaanka Wisil

0

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo isugu jira Milatari, Booliis iyo Nabad Sugid iyo ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa deegaanka Wisil ka sameeyey saakay howlgal miino baaris ah.

Amniga deegaanka ayaa aad loo adkeeyey iyo tuulooyinka ku xeeran, waxaana gacanta ku haya ciidamada kala duwan oo halkaasi gurmad ahaan u tagay.

Maalin ka hore ayey dagaalyahanada Al-Shabaab weerar ku soo qaadeen halkaasi waxaana ka dhashay khasaare kala duwan oo isugu jiro

Saraakiisha Ciidamada hoggaaminaysa ayaa sidoo kale sheegay inay weli wadaan howl-gallo ka dhan ah xoogaga Al-Shabaab ee weerarka kusoo qaaday deegaanka Wisil ee gobolka Mudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here