Ciidamada nabad sugida maamulka Jubbaland oo fashiliyey qarax miino

0

Ciidanka hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka Jubbaland ayaa gacanta ku dhigay miino la dhigay magaalada Kismaayo, gaar ahaan xaafadda Farjanno ee waaxda Kuuba, halkaasi oo ay ciidanka ka soo qabteen miinadan.

Saraakiisha ammaanka ayaa sheegay inay heleen xog ku aadan qaraxaasi oo ay lasoo wadaageen shacabka, kadibna ay fashiliyeen..

12-kii bishii May isla sanadkan ayay ciidanka fashiliyeen qarax miino ah oo gaarigiisa loogu xiray mid ka mid ah dadka ku nool magaaladaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here